Back Home Welcome to Rochester Somali TVAbout RSTVSomali Community Sports  Watch Here RSTVContact usCommunity NewsNavigation Bar

  Saturday June 14, 2008

Tacsi loo dirayo eheladii Maxamed Cabdulle Mahdi Qeylow.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobalka ( Minnesota USA) ee waqooyiga Ameerika, intooda wanaagga jecel waxay Tacsi tiiraanyo badan u diraayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aay kala joogaan, gaar ahaan Qoyskii, Qaraabaddii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee Marxuun Mohamed Abdulle Mahdi Qeylow oo ahaan jirey Maareeyihii Guud ee Hay'adda daryeelka Carruurta iyo Haweenka ( Children & Women Care) ee Muqdishu iyo Jowhar oo taariikhdu markey aheyd June 11, 2008. Koox dhagar qabayaal ah oo la soo kireystay ku dileen Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid, balse ha ogaadaano kuwa maanta ku faraxsan xumaanta aay sameeyeen in aay uun maalin maalmaha ka mid ah aay ka qoomammeyn doonaa wuxuushnimada aay maanta ku faraxsan yihiin.

Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya diraaya dadka hoos ku tixan:-

1. Reer Xaaji Cumar Maxaad Mahdi
2. Reer Xasan Tifow Suubiye
3. Reer Aw Hilowle Sebriye Muuse
4. Reer Sheekh Axmed Roorrow
5. Reer Sheekh Ibraahi
6. Reer Caadle Axmed Dhicisow
7. Reer Calasow Bagaxey
8. Reer Maxaad Caddaan
9. Reer Maxaad Barrow Axmed
10. Reer Dhac dhaco
11. Dr. Axmed Maxamed Shutul
12. Reer Xaji Cali Colow
13. Reer Xasan Nuuroow
14. Sheekh Xasan Cali Calasow
15. Sheekh Cali Xuseen
16.Canab Gaaruuf
17. Xaaji Xuseen Jimale
18. Saalax Maxamed
19. Mukhtar Axmed Maxamed
20. Cali Muxudiin Maxmed
21. Reer Aw Rooble
22. Reer Aw Axmed Tifow
23. Xuseen Gaamiir


Waxaa Ilaahay looga baryay marxuun in uu ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, dhammaan shacabka Soomaliyee, Qoyskiisii iyo Asxaabtiisiina samir iyo iiman Alle ka siiyo. Aamiin. Aamiin. Aamiin.



Wabilaahi Towfiiq
Jaaliyadda Soomaliyeed ee
Gobalka Minnesota.

 

 

 

 

RSTV NEWSROOM


Newsroom@rstvonline.com

13432093

© RSTV 2008. All Rights Reserved