| |
Monday June 16, 2008
Tacsi Sheekh aan dhiman laakiin
Dhuuntey.
Dhammaan Jaaliyadaha kala duwan ee Soomaliyeed ee ku nool waqooyiga
Ameerika, gaar ahaan Jaaliyadaha ka soo jeeda goballaddii la isku oran jirey
Ex- Banadir ee ku dhaqan magaalada Rochester gobalka Minnesota, waxaay
tacsi u diraayaan dhammaan shacabka Soomaliyeede, culumaa'udiinka Soomaliyed,
qoysaskii iyo qaraabaddii uu ka dhuuntay diin fidiye Alaha u naxariistee
marxuun Sheekh Axmed Gabale oo taariikhdu markay aheyd
June 15, 2008 02:30 ku geeriyooday cusbitaalka Kaysaney ee magaala madaxda
Soomaliya ee Muqdishu.
Geeridu waa haq mana aha wax afka laga dhowro, balse Alaha u naxariistee
Sheekh Axmed Gabale inta uu diin fidiyay iyo dad u duceynaaya uu dunida
dusheeda kaga tegey marka la fiiriyo, waxaa la dhihi karaa Alaha u
naxariistee Sheekhu ma dhiman ee waa dhuuntay.
1. Caaqil Mohamoud Ali Jimale (Koogaar)
2. Dr. Ibraahim Cusman Macow (Ghandi)
3. Sheekh Ali Alasow
4. Sheekh Ali Hussein
5. Reer Sheekh Ahmed Roorrow
6. SUldaan Ibiroow
7. Osman Mohmaed Sheikh
8. Haji Hussein Jimale
9. Halgameey Abdi-noor Abdulle
10. Haji Hassan Nuurow
11. Abdulle Hassan Nuurow
12. Ahmed Shutul
13. Muhudin Hassan Jimale
16. Eng. Abdulqadir ( Shig Shigo)
19. Abdullahi Haji Omar
20. Abdullahi Haji Mohamed
21. Abdullahi Ali Alasow
22. Xaji Hussein Ahmed Adle
23. Dahir Daamey
24. Moallim Isse
25. Moallim Ahmed Mohmaed
26. Mukhtar Ahmed Mohamed
27. Mohamed Omar Karani
28. Shukri Tohow Mohamed
29. Ruqio Haji Unsheeye Beerey
30. Canab Gaaruuf
31. Mohamed Salah
32. Abdullahi Muhudin
33. Ali Muhudin
34. Hawo King
35. Luul Hilowle
36. Madina Maxaad Caddaan
37 Madina Arey Hadaafow
38. Dahabo Hadaafow
39. Ali Muhudin
40. Ahmed Dhac Dhaco
41. Ugas Mohamed Hassan
42. Shido Hassan Jiis
43. Said Mohamed Hassan
44. Ilaw Hussein Jamleyste
45. Moallim Salah Aw Ahmed
46. Seinab Rooble
47. Farhio Omar Mohamed
48. Hussein Gaamir
49. Muhudin Haji Ali Olow
50. Xaji Mohamoud X. Maxaad Ahmed
51. Abdulqadir Alasow ( Kuwait)
52. Daa'uud Mohamoud Sheikh Abdi
53 .Haji Arey Hadaafow
54. Haji Abdi Mouse Maahay
54. Haji Abdullahi A. Elmi
55. Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Waxaa Ilaahay looga baryey marxuunka in uu ka waraabiyo jannatul fordowsa,
dhammaan shacabka Soomaliyeed, Culumaa'udiinka, Eheladdiisii, qaraabaddiisii
iyo xertiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Wabilaahi Towfiiq.
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
RSTV NEWSROOM
Newsroom@rstvonline.com
13432093
© RSTV 2008. All Rights Reserved |
|